Guddoomiye Faysal Cali Waraabe:”Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Dalka Ku Celinayaa 1994-kii “

Hargaysa (Aftahannews)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweyne Biixi Ku tilmaamay Shaqsi dib ugu Celinaya Dalka 1994-kii. Guddoomiye Faysal wuxuu sidda ku sheegay shirjaraaid oo uu ku qabtay maanta Magaaladda Hargeysa.

.https://youtu.be/NGvPQxAgJCc