Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Wakiillada Somaliland Muxuu ka yidhi Xallinta Khilaafka Golaha Hadheeyey?

Hargaysa (Aftahannews)- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay in la dhammeeyey khilaafkii golaha ka dhex-dhacay maanta, isla markaana gacanta la isu-saaray xildhibaanaddii golaha afaafkiisa isugu-gacan qaaday gelinkii hore ee Isniintii maanta.

Muuqaalkan hoose ka daawo warkan oo faahfaahsan.