Boqor Buurmadow” Somaliland In Ay Jamhuuriyadda Soomaaliya Ka Go’do Ayaan Aaminsanay”

Muqdisho (Aftahannews)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo BBC Somali, uga warbixiyay socdaalkiisa Muqdisho, ayaa sheegay in uu u yimid xalinta khilaaf ka dhextaagnaa madaxda Somaliland kasoo jeeda ee Soomaaliya xilalka ka haya, isagoona sheegay in uu shacabka Somaliland la qabo gooni isutaaga Somaliland.