Baafin: Waxa la Baafinayaa Koos Maxamed Cali

Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” Waxaana Raadinaysa Innanteeda Oo ku nool Qurbaha Haddii Koos fariintan ay Hesho Ama ay Jirto Cid Garanaysaa Hala soo Xidhiidho Numberadan:
Telephone: 00 252 63 4426833
Whatsapp: 00 252 63 4418174