Guusha Ehelkeed Gabay By ALI MMC - September 4, 2021 Guul waliba ehelbay leedahay ka shaqeeyaa, mujtamacanna sidiisaba dhiiri-gelin bay u tahay, Ninku marka uu waajibkiisa guto waa in loo qiro oo loo sheego.