Maayer Ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa oo kulan la yeeshay Ururrada Bulshada

Hargeysa(Aftahannews):- Maayer Ku-xigeenka Hargeysa ahna Ku-simaha Duqa Caasimadda Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Caga-wayne), ayaa maanta kulan la yeeshay Ururrada Bulshada, kuwaasoo ay ka wadahadleen sidii loo wayn lahaa Xuska 23-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May.

Halkan hoose ka daawo kulankaas iyo waxyaabihii lagaga wadahadlay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.