Maxay ka Wadahadleen Madaxweyne Geelle iyo Jeffrey Feltma?

Djibouti (Aftahannews)- Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle oo shalay qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan arimaha Geeska Afrika.

Waxaana kulankan uu ku so beegmey wakhti Geeska Afrika ay ka taagan yihiin xiisado cooladdeed gaar ahaan dalka Ethiopia.