Hees Cajiib ah oo ay Sahra-Halgan soo saartay halkan ka daawo

AFTAHAN+SUUGAANTA :- Waxaannu bayjkeenna Suugaanta iyo dhaqanka ee AFTAHANNEWS idiinku soo gudbinaynaa Daawadayaal Hees aad u macaan oo waddani ah oo ay qaadayso Fannaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamed (Sahra-Halgan), oo ay Ciyaar dhaqan ugu jiibinayaan Kooxda Hiddo ee Ciyaaraha dhaqanka.

Heestaas oo Fannaanaddu ay ugu talo-gashay Xuska 23-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May. Daawasho habboon Muuqaalka quruxda badan

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.