𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗶𝘀𝘂 𝗯𝗮𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗮𝗱𝗲𝘅 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗼𝗼𝗱.Qallinka Nuuradiin Diini

Xarunta dhaqanka ee hargaysi waa goob cilmiyeed, waa goob aqooneed, waana goob dhaqan. Oo lagu curiyo fikirka qoraalka afka somaliga haddii aad si hoose u qiimayno wax yaabaha mihiimka ah ee ay tahay in la xuso dhexdeedana yaala waxa ka mida:

1- Makatabad weyn oo wax lagu akhristo si bilaashana ay ardaydu u isticmaasho.

2- Waa goob cilmi baadhiseed oo lagu ururiyo taariikhda iyo sooyaalka tagtadii dalkan iyo dadkani lahaa.

3- waa xarun lagu barto qoraalka iyo naxwaha Afka somaliga.

4- Iyo in sanadkiiba mar lagu soo bandhigo buugaagta sanadkaa la qoray ee ku qoran afka Somaliga.

    Sidaasi oo ay tahay waxaan odhan karaa Xarunta dhaqanka ee Hargaysi waa goob Somaliland dheertahay Somali in teeda kale oo ka shaqaysa sidii dalkani u noqon lahaa mid aqoonsi caalamiya hela maadaama oo ay sanadkasta ku soo xidhi boqolaal dublamaasiyiinah, aqoon yahano ah, oo daafaha dunida ka kala yimid. Waana sababta dhabta ah ee lagu haysto taasi.

haddaba cida maagaysaa waa sadex kooxood.

 1- 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗼 𝗮𝗿𝗴𝗮𝗴𝗶𝘅𝗶𝘀𝗼 𝗼𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝘂 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗻𝗮𝗮𝘆𝗮 𝘀𝗲 𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗮𝗷𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮.

2- 𝗞𝗼𝗼𝘅 𝗫𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗯𝘂𝗹𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲𝗯𝗮 𝗸𝘂 𝗾𝗮𝗱𝗵𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗺𝗯𝗮𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱.

3- 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗱𝗲𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗸𝘂𝘄𝗼 𝘀𝗲𝗲𝗳 𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘂𝗹𝗮 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗼 𝗮𝗵 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝘀𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗮𝗴𝘂 𝗷𝗶𝗶𝗯𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗷𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝗮𝗮𝘆𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗼𝗼𝗱.

𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗺𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗸𝘂𝗯𝘁𝗮𝗮𝗹𝗼 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗹𝗮 𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗷𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼.