Sheekh Aadan-Siira oo Dhalliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi

Hargeysa (aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siira), ayaa si adag uga hadlay xaaladda waddanka iyo hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu dhaliilay.

Sheekh Aadan Siira oo Salaaddii Ciidul Adxa khudbad u jeediyey dadweynaha Hargesa, waxa uu si adag u dhaliilay hoggaaminta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu barbardhigay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa muuqaalka Khudbadda Sheekha oo arrino badan ka hadlay.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Sheekh Aada-Siira.