Daawo Jaaliyadda Somaliland ee Holand oo doortay Guddiga dhaqaalaha Jidka Ceerigaabo

Amisdardam(Aftahannews):- Halkan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan waddanka Holand oo iska dhex-doortay Guddiga Maamulka iyo ururinta Dhaqaalaha dhismaha waddada Ceerigaabo loo ururin doono Xuska 18-ka May ee maalinta gooni-isu-taagga Somaliland ee dalkaas lagu qaban doono. halkan hoose ka daawo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.