Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka jawaabaya su’aalo muhiim ah: Daawo

Sh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa 10 may 2014 waxa uu ka jawaabay suaalo aad u xiiso badan oo ay soo waydiin qaybo ka mid ah bulshada Soomaliyeed ee adduunka dacaladiisa ku nool

Suaalahan oo badankoodu ay ka imanayeen qurbaha ayaa waxa ka mid ahaa 
1. Gabadha malagu abuuri karaa riximkeeda ubad
2. Shirkadaha ganacsiga ee dawooyinka Herbalka iibiya qofkana ku xidha inuu dawooyin u iibiyo macaamiil cusubna u keeno
3. Qofka Tahriiba, Magafe iyo Waalidka lacagta ka daba diraya xukunkoodu waa maxay?
4. Baananka Islaamiga ah ee dadka maalgaliya nidaamkooda ma saxsan yahay?
5.Xaaskaygii Shan bilood ka hor ayaan kala tagnay hadda ayaanan ogaaday in waqtigaas ayna gabadhasi daahir ahayn ma iga furmaysaa?
6. Caymiska ay basasku galaan ma Ribaa?
Iyo qaar kaloo badan 
 
Halkan ka daawo Suaalahaas Diiniga ah ee dadweynaha iyo Jawaabaha Sheekh Maxamed Sheekh Cumar dirir ka bixiyey.