Waraysi: Musharrax Amran Bile oo ka Warantay Caqabadihii Haweenka Tar-tamay Ee Doorashadii

Hargeysa (Aftahannews)- Amran Bile oo mid ahayd murrashaxiintii u tartamayay doorashada golaha Wakiillada oo ka sharaxnayd gobolka Saaxil islamarkaana ka tartamaysay xisbiga Kulmiye, ayaa waxaa ay ka warantay Caqabadihii Haweenka Tar-tamay ee Doorashadii ka soo gaadhay.