Jilaa Soomaali ah oo Filim ka sameeyay Al-Shabaab

Nairobi (Aftahannews)- Dalka Kenya, shirkad samaysa filimada oo lagu magacaabo Foxton, ayaa soo saartay filim cusub oo lagaga hadlayo dagaalka u dhaxeeya dowladda Kenya iyo Al-shabaab, kaasoo inta badan diirada lagu saaray qaab wacyi galin ah oo ku saabsan sidii dowladda iyo dadka rayidka ah ay u wada shaqeyn lahaayeen.

Filimkan oo lagu magacaabo Mission to Rescue, ayaa jilaayaashiisa waxaa kamid ah Warsame Cabdi Cali oo ah Jilaa Soomaali ah.

Hoos ka dhagayso warka