Guddi ka soo tala Bixiya Xasilinta Magaalada Muqdisho oo la Magacaabay

Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble
Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble

Muqdisho (Aftahannews) –  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa ku dhawaaqay guddiga xalinta khilaafaadka iyo xiisada magaalada Muqdisho, kuwaa oo isugu jira Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble
Ra’iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble

Guddiga ayaa imanaya xili ay wali fadhiisimahoodii ku sugan yihiin ciidamadii dhawaantan soo galay gudaha magaalada Muqdisho ee taabacsan midowga musharixiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka kuwaa oo ka dhaga adeygay baaqii Ra’iisal Wasaaraha ee ahaa in ciidamadu dib ugu laabtaan xarumahoodii hore. 

Guddiga ayaa loo saaray in ay ka soo tala bixiyaan xal ka gaadhista khalaalisihii ka dhacay Muqdisho.

Hoos ka akhriso magacyada  Guddiga:

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.