Xisbiga WADDANI oo Sheegay in ay Dacwad ka Gudbinayaan Xisbiga KULMIYE iyo Wasiirka Warfaafinta

Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani, Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto
Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani, Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto

Hargeysa (Aftahannews) – Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Waddani Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto), ayaa sheegay in madama oo musharax Waddani ah loo xidhay in uu Muqdisho tagay ay iyaguna dacwad taa lamida ka gud binayaan musharixiin Kulmiye ah iyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland.

Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani, Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto
Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani, Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto

Xoghaye Xuuto ayaa sheegay in xisbigoodu uu soo dhawaynayo in talaabo laga qaado cid kasta oo danbi gasha lakin anay aqbalaynin in musharixiinta Kulmiye na iyaga oo Soomaaliya xilal kasoo qabtay ay joogaan  kuwoodana la xidh xidho.

Xoghayaha ayaa ku gorgortamay in musharixiin xisbiga Kulmiye ka tirsan oo uu ku andacooday in qaarkood ay dowlada Soomaaliya xilal kasoo qabteen ay dacwad ka gudbin doonaan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.