SOLJA oo Tabobbar u soo Xidhay Weriyeyaal ka halw-gala Gobollada Maroodi-jeex, Gabiley, Saaxil iyo Awdal

Hargeysa (Aftahannews)- Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta Tobabar soo xidhay saxafiyiinta ka halwgasha goboladda Maroodi-jeex, Gabiley, Saaxil iyo Awdal.

Tabobbarkan oo ay iska kaashadeen Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Dalladda Ururrada aan dowliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF, ayaa socday laba maalmood, waxaanu ku saabsanaa doorka Weriyaha ee xilliga doorashada.

Ururka Saxafiinta Somaliland ee SOLJA

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.