Wareysi: Safiirkii hore ee Mareykanka oo ka hadlay Xaaladda Soomaaliya

Washington (Aftahannews)- Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadley xaaladda Soomaaliya ee xilligan, gaar ahaa is-mari waaga arrimaha doorashada

Safiirkii hore oo aan hada u shaqeyn dowladda Mareykanka islamarkaana ah howlgab. Schwartz waa diblomaasi muddo dheer ka soo shaqeeyey Qaarada Africa.

Hoos ka dhagayso waraysiga