Laba Gaadhi oo Daad ku qaaday Dooxa Deegaanka Arabsiyo

Arabsiyo(Aftahannews):- Dooxa wayn ee u dhaxeeya magaalada hargeisa iyo arabsiyo oo ah dooxwayn islamarkaana aan lahayn wax biriisha ayaa caawa fiidkii qaaday laba gaadhi oo kuwa qaadka ah labadan gaadhi ayaa siday jaad w axaana halaa shirkada jaadka ee ff waasida dad goob joogihi oo sheegeen.

Waxaana dhaawac soo gaadhay laba nin oo kamid ahaa wadayaashii baabuurta iyadoo laga badbaadiyay qaar kalena labadan ruux ee dhaawaca ah ayaa waxaa loosoo qaaday xaga dhakhtarka hargeisa si loola tacaalo caafimaadkoda.

Xiligan oo aan ku jirno xiligii roobka ayaa dooxyada waawayn ee u dhaxeeya hargeisa iyo gabiley waxay halis ugu jiraan khatarta roobka xukuumada ayaan wali wax xala u diyaarin dhibaabtada ay gaystaan dooxyadu.

Xigasho: wajaalenews