Madaxweyne Deni oo ka hadlay Shirka Fashilmay ee Afisyooni

Madaxweyne Siciid Deni

Muqdisho (Aftahannews)- Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan ku soo idlaaday.

Fashilka shirka ayaa wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe waxa uu ku eedeeyey madaxda Jubaland iyo Puntland, oo uu sheegay “inaanay rabin” in dalka ay doorasho ka dhacdo.

VOA-da ayaa haddaba la xidhiidhay Saciid Deni, waxna ka weydiisay eedeymaha ka yimid dhanka dowladda iyo guud ahaan shirka.

Hoos ka dhagayso waraysiga

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.