Dowladda Hoose ee Hargeysa oo sheegtay inay Bishii u dambaysay aastay 47 Qof oo u Geeriyooday Covid-19

Hargeysa (Aftahannews) – Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa Shaacisay Tirada Dadka Hargeysa ugu dhintay Covid-19 bishii aynu soo dhaafnay ee March 2021.

Agaasimaha arrimaha Bulshada ee Dowladda Hoose ee Hargeysa Khadar Yuusuf Cali oo maanta Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay inay 47 Qof Hargeysa ugu dhinteen Xanuunkaas.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.