“Anoo Og inaan Harima-cad & Gorgor Keeni karo, Haddana Waxaan Dhawrayaa..” Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Sheegay inuu Maxkamadda Heeg u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Muran Dagaallo Sababay oo Muddo Ka Taagnaa Deegaanka Shidan ee Bariga Gobolka Sanaag.

Xildhibaanka oo Maanta Hargeysa kula hadlay Warbaahinta qaarkeed, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in Dhalinyaro u dhashay Deegaanka Shidan lagu dilay Halkaas maalmihii la soo dhaafay, waxaanu ka digay sii socoshada Muranka Deegaankaas oo u dhexeeya Beelo Reer Sanaag ah.

Xildhibaanka Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo arrimahaas ka hadlayaa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.