Muwaaddin Dhalinyara oo ku guulay -stay inuu gacantiisa ku sameeyo Wershad muhiim ah

Hargeysa(Aftahannews):- Maxamuud Kadiye waa Muwaaddin dhalinyara oo reer Somaliland ah, waxaanu ku guulaystay inuu sameeyo Wershad Dhagaxa ridiqda, isla markaana soosaarta dhagaxa quruuruxa ah ee Kalasharka loo yaqaanno, kaasoo aan wax qalab ah iyo wax  taageero ah midna aan dibedda ka helin sida uu Warbaahinta  xaqiijiyey.

Warshadda

Haddaba, waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo uu xubintan ka diyaariyey Weriye Cabdi Cismaan Almis oo ka hawlgala Telefiishanka Qaranka Somaliland, oo Maqal iyo Muuqaal ah ka daawo halkan hoose ee AFTAHAN TV.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.