Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Boqortooyada Britain

Mugdisho(Aftahannews)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waraaqaha Danjaranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Ingiriisku u soo magowday Soomaaliya marwo Kate Foster

Faah-faahino dheeraad     Hoos ka daawo muuqaalka

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.