Ethiopia oo ku gacan seyrtay soo jeedin ka timiday Sudan

Hargeysa(Aftahannews) –Dawladda Ethiopia ayaa iska diiday soo jeedin ka timid dalka Sudan oo ahayd in arrinta biyaha wabiga Nile ay ka wada xaajoodaan afarta dhinac ee QM, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Dalwadda Maraykanka.

Diidmada Ethiopia ayaa imaneysa xilli saddexda dal ee arrintan isku haya oo kala ah Ethiopia, Masar iyo Sudan ay ku guuleysan la’yihiin inay xal ka gaaraan muranka ka dhashay biyo-xireenka ay Ethiopia ka dhiseyso webiga Nile.

 

Faah-faahino dheeraad     Hoos ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland