Qarax khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Mugdisho(Aftahannews)-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho lagula eegtay mid ka mid ah gaadiidka qeybta ka ah ka wacayglinta dadka khatarta cudurka Covid 19.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxan uu ku geeriyooday Darawalkii gaariga, sidoo kalana ay ku dhaacmeen qaar ka mid ah askartii ilaalada aheyd ee la soctay.

Faah-faahino dheeraad     Hoos ka daawo muuqaalka

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.