Dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiray Ciidamada Cirka ee Itoobiya

Ciidamada Itoobiya
Ciidamada Itoobiya

Addis Ababa (Aftahannews)- Dhalinyaradii ugu horreysay oo deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka soo jeedda oo ku biirtay ciidamada cirka Itoobiya ee noqda Duuliye iyo Farsamayaqaan diyaaradeed ayaa tababrkooda billaabay.

Ciidamada Itoobiya
Ciidamada Itoobiya

Labadan dhalinyarada ah oo loo kala qatay Duuliye iyo Farsama yaqaan diyaaradaha ciidamada ayaa sheegay iney caqabado xagga qoyska iyo bulshadaba ay la kulmeen balse ay ka gudbeen maadaamaa ay xiiseynayeen iney mar un helaan fursad ay ciidamada cirka dalka Itoobiya kaga mid noqdaan.

Dhalinyaradan waxay sheegeen fursadda iney ku heleen qoondo Soomaali ahaan loo siiyey kaddibna imtixaanka dugsiga duuliyanimada laga qaaday oo ay ku guuleysteen.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland