Washington (Aftahannews)- Xarunta Congress-ka Maraykanka ayaa amnigeeda heegan buuxa la galiyay kaddib markii boolisku iyo hay’addaha amnigu ay sheegeen inay heleen hanjabaado ah in maleeshiyo ay damacsan tahay in maanta xarunta ay xoog ku galaan.
Kulan maanta ay yeelan lahaayeen xubnaha Aqalka Wakiilada ayaa la baajiyay sababo la xidhiidha cabsida amniga ee jirta awgeed.
Xarunta Capitol Hill ee Congress-ka ayaa waxaa 6-d Jennawry xoog ku galay taageerayaashii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo diidanaa natiijada doorashadii looga adkaaday.
Hoos ka dhagayso faah-faahinta warka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.