Somaliland iyo Taiwan oo kala Saxeexday Heshiis Cusub

Calammada Somaliland iyo Taiwan
Calammada Somaliland iyo Taiwan

Hargeysa (Aftahannews)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo Sanduuqa Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Taiwan (Taiwan ICDF) ayaa saaka ku kala saxeexday magaalada Hargaysa heshiis lagu horumarinayo barnaamijka E-Government oo ay wasaaraddu hirgalintiisa waddo.

Barnaamijka E-Government oo ka mid ah qorshayaasha fog ee wasaaradda ee 2019-2023 ayaa ujeedadiisu tahay sidii adeegyada dawladdu bixiso loogusoo dhawayn lahaa bulshadda.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.