Cali Khaliif Galaydh oo ku dhawaaqay Weedho uu guul-darro Siyaasadeed muujiyey

Buuhoodle(Aftahannews):- Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh, ayaa ku dhawaaqay erayo aan hore looga baran oo muujinaya dhaawac siyaasadeed oo hor leh, ka dib markii uu Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed  (Xaglo-toosiye) uu halkaas gaadhay dhawr maalmood ka hor, isla markaana ka bilaabay dhagax-dhigga goobo uu sheegay in laga hirgelinayo adeegyo caafimaad, adeegyo caafimaad oo Gaadhi Ambalance ahna geeyey, mashaariic badanna ballan-qaaday, soo dhawayn diirrana uu kala kulmay dadka deegaanka.

Haddaba, halkan hoose ka daawo Muuqaalka iyo Hadalka Cali Khaliif Galaydh oo ku tiraabaya weedho aan hore loogaga baran inuu yidhaahdo, kuwaasoo la odhan karo waxaa ka muuqata guul-darro siyaasadeed oo soo food-saartay Porf: Galaydh.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.