Daawo: Faysal Cali Waraabe oo laga waraystay qodobbo kala duwan oo xiiso badan

London(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo dhawaanahanba ku jiray Safar uu ku marayey waddamada Qaaradda Yurub, ayaa gaadhay magaalada London ee xarunta waddanka Ingiriiska, halkaas oo soo dhawayn, qaabbilaad iyo casuumad fiican loogu sameeyey.

Faysal Cali Waraabe, waxa uu ka warramay qodobbo kala duwan oo wax laga weydiiyey oo saabsan xaaladda dalka, heerka cabbudhinta Madax-bannaanida Saxaafadda ee Xukuumadda Siilaanyo caadaysatay tan iyo bilawgii dhismeheeda, doorashada iyo qodobbo kale oo muhiim ah.

Halkan ka daawo Xafladda loo sameeyey Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Waraysi uu siiyey Telefeshinka Somalisut oo uu arrimahaa kala duwan kaga hadlayo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.