Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo La Maamuusay By ALI MMC - February 20, 2021 Hargeysa (Aftahannews)- Beesha Bariga Burco, ayaa Hadhimo-sharafeed u samaysay Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan cabdiqaadir oo dhawaan la caleemo-saaray.