Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo La Maamuusay

Hargeysa (Aftahannews)- Beesha Bariga Burco, ayaa Hadhimo-sharafeed u samaysay Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan cabdiqaadir oo dhawaan la caleemo-saaray.