Prof. Cabdi Ismaaciil Samater: Shirka Baydhabo laguma Heshiine Somaliland ayaa loogu Heshiiyay

Muqdisho (Aftahannews) – Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlay shir jaraa’id oo magaalada Muqdisho uu ku qabtay ayaa si gaar ah isku dul-taagay shirkii dhawaan ku soo dhamaaday magaalada Baydhabo.

Prof. Samater oo ka mid ah Aqooyannada Soomaalida ee ka soo jeeda Somaliland ayaa ku tilmaamay shirkii Baydhabo mid lagu dulmay xuquuqda Somaliland, isaga oo fariin u dirray bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir.

Sidoo kale, Prof Samater ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir in ay hoos u eegaan dulmiga lagula kacayo dadka reer Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho, islaamarkaana u hiilayaan si la mid ah ayuu yidhi sidii ay ugu hiiliyeen 1960kii.

Wuxuu sheegay in haddii ay arrimuhu sidan ku sii socdaan wadatashi dib isugu laaban doonaan.

Hoos ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.