SONSAF oo xukuumadda ugu baaqday inay si Deg-deg ah u Siidayso Musharrixiin ay Xidhay

Hargeysa (Aftahannews)- Daladda ururada aan dowliga ahayn ee SONSAF ayaa ka hadashay xadhiga laba Musharax oo xukuumadda Madaxweyne Biixi xabsiga dhigtay.
Waxaanay daladdu xukuumadda Somaliland ee hogaamiyo Madaxweyne Biixi ugu baaqday inay si deg deg ah xoriyadooda ugu soo celiso labadaasi Musharax.
Sidoo kale, Sonsaf ayaa sheegtay in xadhiga labada musharax ay carqalad ku keeni Kato doorashooyinka fooda inagu soo haya.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.