Guddiga Doorashooyinka oo ambabixiyey Shaqaalaha 39 Goobood oo Marood-ijeex ka tirsan

Hargeysa (Aftahannews)- Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa magaaladda Hargeysa ee gobolka Maroodi-jeex ka kala diray Hawl wadeenada iyo Gaadiidka ka shaqaynaya Goob bedelka Degmo doorashooyinka Somaliland iyo u adeegista Muwaadiniintii ay kaa lumeen Kaadhadhka Codbixintu.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.