Ceerigaabo (Aftahannews)- Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka ambo bixiyey Hawl wadeenada iyo Gaadiidka ka shaqaynaya Goob bedelka Degmo doorashooyinka Somaliland iyo u adeegista Muwaadiniintii Kaadhadhka Codbixintu ka lumeen.
Waxa agabkaas, shaqaalaha iyo gaadiidkaasiba ka shaqayn doonaan sidii cidii u baahan laagu badali lahaa goobihii ay markii hore ka qaateen kaadhadhka iyo diiwaangelinta muwaadiniintii ay ka lumeen kaadhadhkoodii codaynta doorashadu.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.