5 Qof oo Soomaali ah oo 24 saac gudahood lagu dilay South Africa

Inta la xaqiijiyey shan dhallinyaro Soomaali ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.

Dadka la diley oo la dhacay dukaamadooda ayaa waxaa ku jirey laba Wiil oo wallaalo ah oo midkood dhaawac daran oo soo gaadhey u ugu jiro miyir doorsan (Koma), halka kan kalena uu dhintey.

Dadka Soomaalida ah ayaa shalay ka sameeyay gobolkaasi isu soo bax ballaadhan, kadib aaska dhallinyarada la diley.

Hoos ka dhagayso faah-faahinta warka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.