Barkhad Jaamac Batuun oo Dhalliilay Nidaamka ay u Shaqeeyaan Hay’adaha Dowladda Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Afhayeenka Xisbiga Barkhad Jaamac Batuun oo sidoo kale ah Musharrax u tartamaya golaha Wakiillada, ayaa sheegay in Hay’adaha dowladda iyo Hay’adaha gaarka ah ee Somaliland aad u kala fogyihiin siday u shaqeeyaan, isla markaana ay dhibaato iyo horumar la’aani ka muuqato Hay’adaha dowliga ah nidaam ahaan.

Musharrax Barkhad Jaama Batuun, ayaa qodobkaas iyo kuwo kale kaga hadlay Khudbad uu ka jeediyey Munaasibad uu Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahin Abees Suugaantiisa ku soo bandhigay oo xalay lagu qabtay Hargeysa.

Haddaba, Barkhad Batuun oo qodobbadaas iyo kuwo kale kaga hadlaya Khudbaddiisa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.