Faysal Cali Waraabe oo Madaxweyne Biixi ku eedeey Xadhigga Laba Musharrax oo UCID ka tirsan

Hargeysa (aftahannews):-  Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay laba murashax oo xisbigiisa ka tartamaya.

Faysal Cali Waraabe ayaa xadhigaasi labada murashax ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Murashaxiintaasi oo laba ah ayaa shalay ciidamadda boolisku ka soo xidheen deegaan ka tirsan gobolka Maroodijeex, halkaasoo ay kula shirayeen beelahoodda.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.