Maxaa u qabsoomay Madaxweynaha Wakhtigu ka dhammaaday ee Soomaaliya, Muxuuse ku Fashilmay?

Muqdisho (Aftahannews)- Maanta oo ay ku egtahay muddo xileedka dastuuriga ah ee afarta Sanno ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdillaahi Maxamad Farmaajo oo xilka loo dhaariyay 8-dii February 2017 kadib doorasho uu kaga guuleystay madaxweynihii isaga xafiiska uga horeeyay ee Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waxaa 4-tii sanadood ee Madaxweyne Farmaajo xilka hayay u qabsoomay iyo waxyaabihii uu ku fashilmay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.