Maayirka Hargeysa oo kormeeray qaar ka mida degmooyinka caasimadda

Hargeysa (Aftahannews)- Maayirka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa waxaa uu ka warbixiyay kormeer kala duwan oo uu soo maray qaar ka mid ah degmooyinka caasimadda Hargeysa.

Maayirka ayaa sidoo kale ka waramay hawlgalo dhanka Wadooyinka oo ay Dowladda Hoose ka wado qaar ka mid ahdegmooyinka.

Waxaanu sidoo kale ka waramay  dardar gelinta cashuurta iyo sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada Bulshada ee ay Dowladda Hoose siiso.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.