Somaliland: Tirada Kufsiyadii ka dhacay Sanadkii 2020 oo Warbixin laga soo saaray

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland

Hargeysa (Aftahannews) — Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka soo saaray tirada Kufsiyadii Somaliland ka dhacay sanadkii tagay ee 2020.

Warbixin sanadeed ay soo saareen Koomiishanka Xaquuqal Insaanku wuxuu ku sheegay in tirada kufsiyadda ka dhacay guud ahan Somaliland sanadkii tagay ee 2020 ay dhantahay 142 (boqol iyo laba iyo afartan) kufsi.

Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland

Warbixinta ayaa sidoo kale, lagu sheegay gobol walba iyo tiradda kufsiyadda ka dhacday.

Sool 37 kufsi, Maroodi-jeex 25 kufsi, Togdheer 25 kufsi, Saaxil 17 kufsi, Awdal 14 kufsi, Sanaag 13 kufsi, Sarraar 7 kufsi, Gabilay 4 kufsi.

Guud ahaan tirada kufsiyadda ka dhacay Somaliland sanad kii tagay ee 2020 waa 142 kufsi.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.