Dhuusamareeb (Aftahannews)- Waxaa xalay duleedka Dhuusamareeb ka dhacay dagaal xooggan oo dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Malayshiyaad Karitsan Al Shabaab.
Werarka oo ku bilowday hobiyaal ay shababka ku garaaceen magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xigay werar ay ku qaadeen fadhiisin ciidanka dowladdu ay kuleyihiin duleedka magaalada.
Hoos ka dhagayso faah-faahinta warka