Garyaqaan Mubaarig Aar oo soo bandhigay waxaa uu sharcigu ka qabo soo noqoshada Maayirka Hargeysa iyo Shuruudaha looga baahan yahay

Hargeysa (Aftahannews) — Garyaqaan Mubaarig Aar ayaa soo bandhigay waxaa uu sharcigu ka qabo soo noqoshada Maayirka Hargeysa oo doonaya in uu marlabaad isku soo taago xilka Maayirnimo.

Sidoo kale, Garyaqaanka ayaa soo bandhigay shuruudaha looga baahan yahay Maayir Soltelko.