Abwaan Laab-saalax Muxuu ka yidhi, Musharraxnimada Madaxweyne Geelle?

Hargeysa (Aftahannews)- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo ka qaybgalay Xaflad lagu Taageerayo Musharraxnimada Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si qoto dheer uga waramay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti.

Sidoo kale, Abwaan Laab-saalax ayaa ka hadlay musharaxnimada Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad isku soo taagay xilka Madaxtinimada ee dalkaasi.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.