Madaxweynaha Somaliland oo furay Waddada isku xidha Wajaale iyo Kalabaydh

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wefti uu hoggaaminaayo, ayaa xadhiga ka jaray waddada halbawlaha ah ee isku xidha Wajaale iyo Kala-baydh ee gobolka Gabiley.

IMG_0193 IMG_0481-1 IMG_0388 IMG_0253-1 IMG_0276 IMG_0226

Madaxweynaha oo munaasibadaasi ka hadlay, iyo masuuliyiin tiro badan waxa aad ka dhegaysan kartaan Codkan lifaaqa ah. Madaxweynuhu wuxu soo kormeeray Cusbitaalka Degmada Wajaale oo isna hadda dhismihiisu dhammaad ku dhaw yahay oo ay Xukuumaddu fulisay.

Halkan hoose ee AFTAHAN RADIO ka dhegayso Codka Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey furitaanka waddadaas.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.