Isxilqaan ay Hoggaaminaysay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo Muqdisho laga Fuliyey

Muqdisho(aftahannews):- Wasaaradda Gadiidka iyo Dulista Hawada XFS oo qayb ka ahayd Maanta is xilqaan Waxa Hogaamiyey Agasaime Guud Cali Gacl iyo Lataliyaha Wasaaradd

Shaqaalaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Somaliya ayaa maanta wereegii 18 Ee is xilqaan Oo lagu dhisayey Maktabad qaranka
Ayaa maanta Waxa ay ka qayb qaateen
Barnaamika is xilqaan Waxaana Warbaahina La hadlay Oo kalna qayb Galay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Cali gacal iyo Lataliyaha Wasaaradda Maxamed Cabdi cismaan Faradheere
Waxaana ay shaqaalaha Kula dar_daarmeen inayna ka daalin Adeega Bulshada ay uqabtaan

Halakn kadaawo