Shacabka Burco Maxay ka yidhaahdeen carwada Ganacsiga?

Burco (Aftahannews)- Shacabka ku dhaqan magaalaada Burco ayaa waxaa ay ka hadleen siday u arkaan  Carwada Ganacsiga Somaliland ee Maalintii Afraad ka socota magaaladda Burco.