“Dadku sidii ay u dhacsadeen ayay u dhacsanayaan, maaha waxay ka dhaqaaqayaan.. Maaha waxay nidaamkan ka baryayaan..” Boobe

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa isaguna si adag uga hadlay sida aanay shacabka reer Somaliland ugu duq-qaadan doonin cabbudhinta madax-bannaanida hadalka iyo Saxaafadda ee Xukuumadda Siilaanyo kula kacdo Hay’adaha warbaahinta madaxa-bannaan ee ay ka midka yihiin Hubaal iyo Haatuf.

Boobe1-camuudnews_net_

Halkan hoose ee AFTAHAN RADIO ka dhegayso codka Boobe Yuusuf Ducaale.

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.